Sheeko xariif ku xiran BBC Somali misana marqaansan

Sheeko xariif ku xiran BBC Somali misana marqaansan                                 

Sheekadani waa sheekada ugu dambeyso qormadeysan xulka ah ee ku saabsan sheekooyin qosol badan kuwooda aanan caadiga ahayn.
Sheekadu waxa ay ku bilaabaneysaa sida tan:
Xariif marqaansan oo wado Ambalaas, ayaa 15 qof ka soo qaaday goob lagu dagaalamay, isagoo wado 15 qof oo meyd ah ayaa waxaa soo gashay BBC Somali.
Halkani aad naga dhageysaneysaa waa BBC Somali, oo aad ka dhageysataan mowjadaha gaagaaban iyo kuwooda FM ka ah, magaalooyinka MuqdishoHargeysaGarowe iyo Boosaaso.
Kadibna BBC da ayaa sheegtay in 10 qof ay dhimatay, intuu baabuurkii istaajiyay, oo gadaal furay ayuu yiri:
5-ta nool soo dega, ciyaarta naga daayee, BBC da ayaa idin sheegtaye.
Waxaan rajeyneynaa in aad ka heshay oo aad si fiican u qososhay. la soco sheekooyin qosol badan qeybta labaad, Lana wadaag asxaabtaada, adigoo kaliya riixayo calamaadaha Social Mediyaha ee halkaan hoose kaaaga muuqanayo.
Waad ku mahadsantahay in aad na soo booqatay!

Gunta iyo Gunaaddka

Post a Comment

0 Comments