Gabdhaha

 

Waxaa Jiray Lamaane aad isku Jeclaa Noloshooduna Isku Cusbayd Malin Malmaha Ka Mid Ah Ayay Go'asdeen In Ay Guriga Wada Joogaan Oo Kali Isu Noqdaan Qof Kalena Aysan Qabilin Albabka Aayay Xirteen Qosol Iyo Kaftan Dheer Kadib Waxa Albabka Soo Gar Garacay Wiilka Eheladiisii Waa La Is Eegay Wana Laga Aamusay Cabar Markii Ay Taagnayeen Qof Ka Furana Ay Wayeen Ayay Iska Tageen. 

 In Yar Kadib Ayay Waxa Yimid Gabadha Reerkoodii Xoogaa Markii Ay Albabka Garacayeen Ayay Gabadhii Ooyin Bilowday Oo Tiri Ma Awoodo In Aan Dhageysto Hooyaday Iyo Aabahay Oo Albabka Gurugayga Tagan In San Dhageysto Ka Dibna Way Ka Furtay Sidi Ayay Ku Soo Galeen.                       

Sanado Ayay Ka Soo Waregtay Waxa Ay Dhaleen 8 Wiil Ilmihii 9 Ayay Noqtay Gabar Ninkii Aad Ayuu U Farxay XooloAyuuna Qalay Dadkii Ayaa La Yabay Oo Waydiiyay Maxa Dhacay Wiilashii Ku Dhashay Sidan Uguma Farxin Waxa Uu Ugu Jawabay Gabadhani Tii Albabka Iga Furi Lahayd Aniga.                                   

 Dadku Waxa Ay Jecelyihiin In Ay Wiilal Dhalaan Lkn Hadii Ay Ogaan Lahayeen Naxariista Iyo Wanaga Dumarku Leeyihiin Nin Walba Waxa Uu Rajeyn Lahaa In Gabar U Dhalato 

 


Post a Comment

0 Comments