Sheeko iska Gaaban

          

                Sheeko iska Gaaban
Oday reer xamar weyne ah ayaa
Waxuu doontay Gabar habar 
Gidir ah waxaa lagu yiri gabadha 
Meherkeedu waa 5 kun oo dollar ah 
Arooskedu nah waa 7 kun oo dollar ah 
Odaygii waxuu bixiyay lacagti 12 kun 
Habeenki kowaad asago aan far bay gabadhii
tii alle utimid  oo wadnaha istaagay
Odaygii baa intuu oohin Ku dhuftay 
Yidhi.... habar gidir waligeed qiyaano 
Iskama dhaafto naf sugunto ah xataa waa lagugu 
Dhacaa 😁😂



Post a Comment

0 Comments