MAAHMAAHYO,

     



  §  Ninkuu Digay Kuma Dilin 

§  Lamahuraan Waa Cowska Jiilaal

§  Aduunyada Waxa U Xun Naag Uurleh Oo Haraatantay

§  Dameeraha Mida u Xun Ayaa U Haraati Kulul

§  Dhalyo Dhafoorkeey Ku Taal

§  Dhib Dabadii Bay Dheefi Timaad

§  Dhubuq-Dhubuq Hore Dhabannohays Dambeey Leedahay

§  Meel Hoo U Baahan Hadal Wax Kama Taro

§  Majo Dhooqo Mid Mid Baa Loogala bBaxaa

§  Mukulaal Mininkeeda Joogto Miciyo Libaaxeey Leedahay

§  Meelba Seey Tahaa Loola Yaal

§  Ratiga dambe ratiga hore saanqaadkiisuu leeyahay

§  Rag is faanshay waa ri' is nuugtay

§  Rajo reer laguma dhaqo

§  Salaadaan la gaarin lama tukado

§  Silac Ku Nooloow Sodon-Guursi Baa Dhaanta

§  Samirku Sibir Waa Ka Qaraar Yahay, Sonkorse Wuu Ka Macaan Yahay 

Post a Comment

0 Comments