Sheeko iska Gaaban


Hada Kahor Nin Odhey Ah Ayaa Wxuu Guursade Gabadh Aad Oga Da'a Yar, Habeenkii Uguhoreyse ee Aqal galka Ayaa Gabadhii Wxey Odheygeda Kacodsate In Cawa ey Ciyaaran Sideed[8] Jeer [Ciyaarta Sariirta], Heshiiskaas Odheygii Wuu Ogolaade Asago Isleh Hais Ceebeyn Iskadig Wiil cml.

Ciyaartii Markii eey Bilaabate Kadib Odheygii Markuu Sii Maraayo Wareegii 6aad [Lixaad] Odheygiina ey Kataalo Ayaa Gabadhi Wxa ey Dareente In uu Aad Udaale Odheygeda Markaas Ayey Kutiri Lasoco Wxad Mareysaa Wareegi 4aad oo Wxaa Kuuharte Afar kale, Odheygii Oo Aad Qeylinaaya Ayaa Yiri Maya Wxan Maraaya Wareegi Lixaad oo Labo kali Ayaa iiharte Gabadhii Wey Kadiide,

Muran Dheer Kadib Buuqodha Aya Wxa Maqashe Gabadha Hooyaded Oo Kujirte Qolka Kuxiga Qolka ey Gabadha iyo Ninkeda ey Kujireen,

Hooyadii Ayaa Albabkii Kusoo Garaacde Gabadhii Iyo Odheygii oo Wali Murmaaya, 

Wxey Kutiri Mxa Idinku Dacay oo La Buuqeysiin, Odheygii Ayaa Hadle Oo Yiri Wax Dib ah Majiro Xisaab yar Ayan Isku Qabsane,  Hooyadhii Kulaha War Gabadheyda Xisaab Ma Taqaano Waligeedna School Ma Diganin ee Adaa Ka weyn ee Intad Udul Qaadato Hada KOW Usoobilaab 

Post a Comment

0 Comments