SHEEKO WALAN

 

SHEEKO WALAN

Nin Iyo Naag Is Qaba Ayaa Waxay Go’aan Sadeen In Ay Isdilaan Waxey Koreen Buurta Mesha Ugu Sareyso Waxey Isku Raceen Ilaa Sadex In Ay Tiriyaan Markaas Kadib In Ay Boodaan Tiradii Ayay Bilaabeen 1…. 2….3….                                                  

Nagtii Way Booday Lkn Ninkii Muusan Boodin Asigoo Siifirinayo Naagta Oo Sii Dheceyso Ayuu Arkay Naagtii Oo Baarshuud Lasoo Baxday Si Tartiib Ahna Dhulka Ugu Degatay

Suaal Ninka Iyo Naagta Yaa Kula Khiyaano Badan ?

Post a Comment

0 Comments